Gabar Soomaaliyeed iyo Jilaa qaba oo oo taagero u raadinaya dalal ay Soomaaliya ku jirto

Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre ayaa Isniintii ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaasha siyaasada inay taageero dheeri ah siiyaan waddamada ugu saboolsan adduunka qaab maalgashi ah halkii ay deeq gargaar ah kasiin lahaayeen. Xafladdii furitaanka shirka sanadlaha ah ee Madasha Dhaqaalaha Adduunka (WEF) ee Davos, ayaa Idris iyo Sabitina lagu abaal mariyay shaqada ay … Continue reading Gabar Soomaaliyeed iyo Jilaa qaba oo oo taagero u raadinaya dalal ay Soomaaliya ku jirto